MADAXWEYNAHA JFS MUDANE HASSAN SHEIKH MAXAMUUD OO XILKA SI RASMI AH ULA WAREEGAY


 Munaasabad ka dhacday Madaxtooyada somaliya ayaa waxaa madaxweynihii hore ee dalka ee xilka ka dagay Maxamed cabdullahi Farmaajo ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejiyaya Madaxweynaha cusub Xasan sheikh Maxamuud oo 15.May lagu doortay Teendhada Afisiyooni.  Xaflada xilwareejinta waxaa goob joog ka haa labada madaxweyne ee xilka isku wareejinaya iyo madaxweynii hore Mudane Sharif Sheikh Axmed, Gudoonka labada Aqal ,Taliyayaasha ciidamada,Xildhibaano, wasiirda iyo Marti sharaf kale 

Comments

  1. Dhamaan asxaabta soo booqatay webkan wey mahadsanyihiin

    ReplyDelete

Post a Comment