GARSOORKA DALKA MASAR AYAA SII DAAYAY GABAR SOOMAALIYEED OO LOO HAYSTAY DILKA NIN ISKU DAYAY IN UU KUFSADO

 Garsoorka dalka Masar ayaa sii daayey gabadh Soomaaliyeed oo loo haystay dilka nin isku dayey in uu kufsado.


Garsoorka waxay sheegeen in ninku isku dayay in uu kufsado inanta, ka dibna mindidii uu watay inta ay ka qaadday ay ku dishay sidaasna ay ku fasaxan tahay.

Comments